Qeexid

"Arooryo hore."

Qeexid Xigta

Salxanyo dhaadheer. ld hiiro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiir oo kali ah:
  • Hiirale ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka ku dhaqan gobolada Jubbooyinka iney adkeeyaan amniga isla markaana ay la shaqeeyaan DF.
  • Dhawaan ayaa lagu wadaa in beelaha Hiiraan iyo Sh/dhexe la isugu keeno fadhi ay howshiisa wadaan Maxkamadaha Islaamka, si loo heshiisiiyo, iyadoo ay horay u burbureen heshiisyo laga gaaray xiisado beeleedyada ka dhaca xadka labada gobol.