Qeexid
(-cyo, m.dh) Qof si fudud u rumaysta hadallada naca iyo diradiruhu ku jiro.
(-cyo, m.dh) Qof si fudud u rumaysta hadallada naca iyo diradiruhu ku jiro.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld hinraag1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax meel tuuran noqosho (alaab). ld hinraag2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax meel tuuran ahaansho (alaab). ld hinraagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Qof aad u jirran cod weyn soo saarid.
Qeexid Xigta: Libaax ciyid. ld hiinraag2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cod weyn oo qof aad u jirran ka so baxa.
Qeexid Xigta: Cida libaaxa. ld hiinraag1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hinraag2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld heensasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Baaridda dad ama xoolo meesha asalkoodu ka soo jeedo la raadiyo.
Qeexid Xigta: Qof ku dhaqma caadooyinka soo jireenka ah ee dadkiisa.
Qeexid Kale: ld hiddarraacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: (f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkood baarid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dad iyo xoolo firkood raacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Hooyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld heenso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Shax, dhagax la qaaday mid u dhow ka dab qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Daruuro isku dhacay iftiin bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaadid shax la halqaaday mid u dhow la qaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Iftiin xoog leh oo daruuraha isku dhaca ay bixiyaan waqtiga roobka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: H. ah: biyo, war, weel iwm balli ka buuxsamaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn.
Qeexid Xigta: Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci2.