Qeexid

"ld hiilin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiillin oo kali ah:
  • Dhibatooyinka dhaqanka iyo aamminsananta ay Somalidu leedahay waxaa ka mid ah: Dhaqanka difaaca iyo u hiillinta danbiilaha.
  • Tallaabada u horreyso ee uu ruuxu xaqa ugu hiillin karo waa isagoo ka xorroobo dhageysiga iyo ku qancidda dacaayadaha bah-dilka ah.