Qeexid

"eeg hiili. ld hiilid, hiilis, hiillin, hiillis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiilin oo kali ah:
  • Waxa wax laga yakhyakhsoodo ah iyadoo kuwii shacbigaa xalaasha u dhiibtey codadkooda candadawley ee sababay in la kansalgareeyo ay weliba iska dhigayaan kuwo codkii shacbiga u hiilinaya.
  • Berrito waxa ay u kala hiilinaysaa Burco iyo Hargeysa ama Berbera iyo Boorama.