Qeexid

"Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil2, hiilli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiili oo kali ah:
  • Qof walba oo nala bixinaya Amxaarada iyo gaaladana waan ogolnahahay waana soo dhoweyneynaa, waayo gaaladaba wey is biirsatey maxaa anaga noo diidaya inaan muslimiin ahaan midka Afghanistaa jooga iyo kan Ciraaq joogaba aan isu hiilino xoog iyo hiilaba?
  • Waa markii ugu horraysay ee in muddo ah waddamada Yurub laga maqlo cabashooyin noocan oo kale ah, hadda kahor waddamadii laga caban jiray waxay ahaayeen kuwo Yurub oo ay marar badan dhacday in siidhiga loogu hiiliyay.