Qeexid

"Digo xoolaad oo uruurtay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiil oo kali ah:
  • Dhugatiyo cad xaaraan ah iyo dhoohan may cunine Dhamaas lagu takooriyo ma jirin caado dhaaf kale'e Dhab cad iyo ma haysaan daliil meel la sii dhigaye Dhaqankaas cambaaraynayaa saaray dhiillada'e Labadii hiyiga dheehi jirey way ka dheer tahaye?
  • Dhowaan waxaa ka go’day degmada Gebilay Allay-baday oo xadkeeda bari Yahay Wado Makaahiil, dhinaca galbeed Gebilay iskuma haystaan xuduudka Allay-baday.