Qeexid

"Ku dhawaaqidda ama qoridda xuruufta erey ka koobanyahay. ld hikaad, hingaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga higgaad oo kali ah:
  • Ogaanshaha ilaha uu ka dhasho ismaandhaafka afeed ayaa saldhig u noqon kara ka doodista sida loo higgaadiyo ereyada af Soomaaliga.
  • Miyay habboon tahay in dabacsanaan higgaadeed la muujiyo marka la qorayo erey shibbane laba-laabma uu ku jiro?