Qeexid
(-gmay, -gantay; -gmi) Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
(-gmay, -gantay; -gmi) Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax higaag ku xiran ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fuursan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld higaagasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u furmin. 3. Dibbiro, fuur.
Qeexid Kale: Dibbiro, fuur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Suun weel ku dhuujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Weel higaag ku dhuujisasho
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld higaagnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg higaago. ld higaagad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg higaag2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg higaagan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax aan kabo haysan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Wax baaba'ay noqosho. ld halligan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la hagay ahaansho (awr).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax, wax ku hor gudban ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax wanaagsan ama toosan ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku h.: Wax, wax ku habboon ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Oogada dadka inteeda hore; soojeed.
Qeexid Xigta: H. ah: toos; wanaag; sax.
Qeexid Kale: ld hagaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax sidii laga rabay noqosho.
Qeexid Xigta: Ka h.: wax ama meel ka tegid.
Qeexid Kale: Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la togay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax ama qof aan socon ahansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la kaydiyey noqosho.
Qeexid Xigta: U dh.: wax, wax kale la qiima ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la qoray ahaansho.
Qeexid Xigta: U dh.: wax, wax la qiima ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]