Qeexid

"Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u furmin. 3. Dibbiro, fuur."

Qeexid Kale

Dibbiro, fuur.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga higaag oo kali ah:
  • Gaadhiga waxa jira laba nooc oo ah dhibaatada shilalka ka timaada mar gardarada shilka dhibaatadu ka timid uu gaadhigaagu leeyahay iyo mar gaadhi kale leeyahay.
  • Odaygi laga doortayee calanka loo dhiibay dhashuu soo xushee dhabada loo jeexay markay maaruqeen dhaxal hadhkii Dheriga dhar-dhaarada cunaan dhaqanku muu gaadhin kumay shidin hankiI dhigayay Taariikhda dhigaagana hadeer looma sii dhiganin.