Qeexid

".r Cod lagu muujiyo buuxidda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hig oo kali ah:
  • Waxa kale oo aan hambalyo u dirayaa golaha wakiilada oo ku daray ajandaha kalfadhigooda 19aad xaaladda gobolka sanaag iyo degmooyinkiisa.
  • “Nimankii gaadhka ahaa nin ka mid ayaa markiiba beerka dhigay meel dhir leh oo xas dhexdii ah kaasoo aanu moodayney inuu dhaawacan yahay oo xabadi ku dhacday.