Qeexid

"Kartida loo yeesho wax bixinta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hidin oo kali ah:
  • Iyo Had lagu soo dhashoon, aadmi kuu hidinin.
  • Hadda idinku ma tihidin arrin keen, dumarkiinuna ma'aha aqbal keen.