Qeexid

"Soo yaal fil weyn oo la iska dhexlo oo ummad gaar ahi leedahay. ld hiddo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hidde oo kali ah:
  • Waxa uu Hadraawi ku xeel dheer yahay oo uu halkooda ugu tegey awaale-warranka iyo hoga-tuska maanseed ee dhaqan ilaalinta, hidde madhxinta iyo xaqiijinta yiqiineed ee ummadda iyo weliba ku dhaadashada dhigaalladeeda iyo qabitaannadeeda.
  • Labo, dhallinyartii oo aan aqoon u arag ruuxii ku xeel-dheer hiddeha iyo dhaqanka, murtida, afka, iyo suugaanta Soomaaliyeed.