Qeexid

"eeg hibee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hibeyn oo kali ah:
  • Laakinse haddii aynu nahay kuwo sabar badan oo Allah ka cabsada aysan waxba naga dhibeyn dhibka, aflagaadeynta iyo eedeemaha na lagu hayo.
  • Wadajirkeennu waa furaha guusheenna, tafaraaruqeennuna waa fursad aan u hibeynay cadowgeenna aan arxanka laheyn.