Qeexid

"Wax, hibo u bixin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hibee oo kali ah:
  • Jecaylka naf-u-saarista ah waa mid qeyral caadi ah taasi oo qofka wax jeceli diyaar u yahay in uu naftiisa /nafteeda u hibeeyso qof kale.
  • Walow ay halistaas muuqato, haddana waxaa jira shaqsiyaad qaali ah oo naftooda u hibeeyay dadkooda.