Qeexid

"H. ah: kurus in yar dhan u janjeera."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heys oo kali ah:
  • Farmaajo waxaa kaloo uu sheegay in goobaha ay ka taliyaan ururka Shabaab aysan aheen goob amaan ah oo dadka ay si xor ah ugu noolaan karaan, wuxuuna tilmaamay in shacabka ay ku heystaan goobahaasi macluul xoogan.
  • Waa in laga faa'iideystaa mar kasta fursadda la heysto.