Qeexid

"hey'ad m.dh (-do, m.l) Maamul xafiis iyo shaqaale u gaar ah leh; wakaalad. ld hay'ad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hey oo kali ah:
  • Dufle wuxuu ugu baaqay Hey'adaha Samafalka inay gar gaa la gaaraan dadka Soomaaliyeed ee caafimaad darida ku haysata dalka Soomaaliya oo idil gaar ahaan goobaha loo barakacay ee duleedka magaalada Muqdisho iyo gobolada Soomaaliya.
  • Raga geystay dilka ayaa goobta ka baxsaday, mana jirin cid daba gashay oo gacanta ku soo dhigtay, waxaase marka ay dilalka dhacaan looga bartay ciidamada dawlada in ay goobta yimaadeen, iyagoo markaa qab qabta kuwa aan falka dilka ku lug laheyn.