Qeexid

"Isku raacidda arrin go'aankeed la isku raaco."

Qeexid Xigta

ld heshiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heshiis oo kali ah:
  • Madaxda sare ee DGPL ayaa horey u gashay heshiisyo lacag lagu qaatey oo aan waxba ka qabsoomin l acagahaan aan gabi ahaanba galin khasnada Dowladda sida ka muuqata xisaab xirkii misaaniyadii ugu dambeysay.
  • "Gudoomiyaha guud ee Ahlusuna waa sheegay in heshiiskaas laga baxay, balse wuxuu ahaa hadal isaga oo keliya ku kooban waana laga heshiiyay, inagu waan gudbinay wixii nalaga doonayay iyo magacyada xubnihii dhankeena matali lahaa" ayuu yiri Sh.