Qeexid

"eeg heshii. ld heshiis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heshiin oo kali ah:
  • Xukunka shacabka Soomaaliyeed haddaan cidiba kula harrdamin, ma ku heshiin karaan iyagu?
  • Madaxda Dowlada ayuu sidoo kale ku eedeeyay inay dhexdooda ka heshiin waayeen khilaafyo soo dhexgalay oo uu sheegay inay qarka u saaran tahay inay u burburto, waxaana Wasiirkan oo horay istiqaalad u gudbiyay uu dhawaan sheegay inuu dib uga laabtay.