Qeexid
ld harso.
[-saday, -satay]
f.g3ld harso.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Riyo ama ido ku nool degaan aysan u dhalan.
Qeexid Xigta: Nooc idaha ama riyaha ka mid ah oo baryari u dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Naag meher ku xirad. ld maharso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hardi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax heensasho.
Qeexid Xigta: Wax dufan ka qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: /l Qof soo dhammaystay tababbarka xeeladaha ugaarsiga oo heri noobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qorrax meel hoos ah ka gelid.
Qeexid Xigta: Goor maalin ah cid marti u noqosho. ld herso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld hardi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld bersed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Arday quraan qoranaaya aayadda uu marayo macallinka u sheegid si midda ku xigta loogu sheego.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld hardiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Weel, gacan iwm in wax lagu shubo u dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax meel huur ah gashasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -galay, -gashay
Qeexid: ld hargal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hargab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax mulkintooda la wareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hargal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hardamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]