Qeexid

"/l Qof soo dhammaystay tababbarka xeeladaha ugaarsiga oo heri noobay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga herin oo kali ah:
  • Haweenka afduubka loo geystay ayaa ka tirsanaa Kaniisada Roman Catholic, waxaana lagu kala magacaabaa Maria Teresa Oliviero oo 60-jir ah iyo Catherina Giruado 67-jir.
  • Daqiiqadii 31aad ee ciyaarta weerar kale oo ay isku dhiidhiibeen Teddy Shering iyo Simon Davies oo ay kubada ku weerareen goolka Sunderland waxaa isu dhigay oo difaacay Phil Babb oo u ciyaarayay Sunderland.