Qeexid

"ld hargali."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hergeli oo kali ah:
  • Sanooyin yar kadib waxaa hergeli doonta oo caadi noqon doonta in raga guur doonka ah ay xiiseeyn doonaan gabdhaha aan gudnayn oo keliya.
  • Safiirku wuxuu sheegay in xilligaan aysan taagneeyn baahiyo looga hadlo baasaboor iyo wax la mida,wuxuuse xusay in muhiimadu tahay sidii lagu hergelin lahaa dib u heshiisiin dhaba oo loo qabto garabyada Soomaaliya isku haya.