Qeexid

"Riyo ama ido ku nool degaan aysan u dhalan."

Qeexid Xigta

Nooc idaha ama riyaha ka mid ah oo baryari u dhashay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga her oo kali ah:
  • "Arrinta kale ee nagu dhiirisay in aanu dhacno Soomaalidu waa annaga oo ogaanay in Soomaalidu aanay lacagahooda dhigan bangiyada ee ay ku qarsadaan isla meheraddooda dhexdeeda.
  • Cilmi-baadhayaal ka shaqeeya xarunta Clare Heritage ee koonfurta galbeed ee dalka Ireland ayaa sheegay inay hayaan markhaati cad oo ah in feedhyahanka ugu caansan dunida ee u dhashay Maraykanka Maxamed Cali kalaay in uu asal ahaan ka soo jeedo Irish.