Qeexid

/dh (-rro, m.l/dh) Nooc ka mid ah diyaaradaha oo qumaati u kaca.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga helikobtar oo kali ah:
  • Axmed Yaasiin waxay 6dii Sebtember sanadkii 2003dii isku dayday dil ay helikobtarada Yuhuuddu la beegsadeen guri gacanka Qasa ku yaala oo uu ku jiray, weerarkaasna waxaa garabka midig ka soo gaadhay dhaawac fudud.
  • Madaxii Guutada Al-Aqsa ee Falastiiniyiinta ee Daanta Galbeed, ayay Ciidamada Israa’iil Isniintii dorraad ku dileen Weerar helikobtar ah.