Qeexid

"eeg hel."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga helid oo kali ah:
  • Mudane Madaxweyne, habeenkaasi lagu doortay waxaan ku seexanay in aan helidoonno xoriyadeenii naga maqnayd mudada 22 ka sanno ku dhowayd.
  • Blair, ayaa Beesha Caalamka ka dalbaday inay qaaddo dhowr tallaabo oo muhim oo ku aadan xal u helidda Arriamha dalka Somalia, kadib 16 sano oo dalka ay ka jirtay nidaam darro iyo fowdo.