Qeexid

"Wax lumay arkid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hel oo kali ah:
  • Sidaa waxa yidhi Qaybe, Waxaanu intaa ku ladhay oo uu yidhi; “Tallo la helyaaba, war la hel.
  • Warar laga helayo magaalada Baydhabo ayaa iyana sheegaya in Raysal Wasaaraha uu gaaray Magaaladaas, isagoona berri hortagi doona Baarlamaanka si su'aalo ka weydiiyaan barnaamijiisa siyaasada.