Qeexid

"(-aayaal, m.l/dh) Qof heesta ku luuqayn yaqaana."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heesaa oo kali ah:
  • “Wuxuu ahaa mu’alif hal-abuur ah, mulax hannaaniya hab-dhaca muusikada loogu jaan-gooyo heesaha, Heesaa iyo weliba mumasil (Jilaa).
  • Heesaagaani ayaa si weyn Dunida ugu soo caanbaxay sideetameeyadii waxaana lagu xasuustaa in asalkiisa oo ahaa Afrikaan uu jirkiisa Qaliin ku sameeyay waxaa kale oo lagu xasuustaa qoob ka ciyaarka uu si weyn ugu caqansanaa.