Qeexid

"/dh (-so, m.l) Tix hab dhisan leh oo lagu luuqeeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hees oo kali ah:
  • Salma waxaa aad uga yaabiyay markii ay heestii Baxaan qaadayay tiraba saddex jeer uu soo galay magaca Bilan.
  • Heesaagii Dunida ugu Caansanaa oo Geeriyooday.