Qeexid

"Rarada awrka kolka la rarayo dusha laga saaro. ld reeryo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heeryo oo kali ah:
  • Heeryo ayaa sheegey in ninka dilka gaysatey uu la socdey ciidamada hor-istaagey in gabdhahaan dib loogu celiyo xabsiga iyada oo lagu toogtey gaarigii ay ku jireen xiligaas oo muran ka dhex aloosnaa ciidamada dowlada Hoose iyo Taliyaha Boooliiska.
  • Waxa ay jawaab u tahay maanso uu curiyay Ibraahin Hawd oo bilow u noqotay silsiladda loogu magac daray Haan ama Heeryo oo weli socota.