Qeexid

"Wax heeryo saarid. ld reeryee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heeryee oo kali ah:
  • Kolkiiba cagahay wax ka soo deyeen waxanay ku soo noqdeen odaygii aabahood ahaa una sheegeeen iyo raggii reeerku waxay si dhakhso ah u abaabuleen in la heeryeeyo oo la raro Awr lana saaro caano,badhax iyo biyo wixii la hayo.
  • Ratigii dawaadlaba hadduu, dumarku heeryeeyo Inkasta oo rar dooriyo culays, lagu dandaansiiyo Hayin kaama kala daadiyee, qaalin baa dida’e.