Qeexid

H. ah: gabdho in la guursado darteed isu raaca oo dalka u mara. ld heeran1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heerin oo kali ah:
  • Xaaji axmed fiqi oo waxaa uu ka mid ahaa ragii baxsaday ee aanay seeftii sayidka iyo kooxdiisii heerin.
  • Aqoonta dawo-dhireedkana (herbalism) waxa loo galaa jaamicado, xeel-dheerina (takhasus) waa lagu sameeyaa.