Qeexid

"eeg heer2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heerid oo kali ah:
  • Ereyga uu magaca ururku saanyadey ee 'aftahan' oo macnihiisu muujinayo cod-karnimada, aqoonta shishe ee xeel-dheerida afka, suugaanta iyo dhaqanka ayey ku sargo'an tahay waxqabadkiisa iyo himilooyinkiisa horumarineedba.
  • Soomaaligii i garanaya un baa garan xeel-dheeridayda’e, ifka maanta waxa uu la ololayaa gar-wadeenno xummaanta iyo beenta iyo nahaabnimada isku cammiro oo isugu riyaaqo, oo isku bogaadiyo.