Qeexid

"ld heerin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heeran oo kali ah:
  • Taasi darted waxa uu heshiisku farayey dalaka ku heeran badaha in ay soo gudbiyaan xadka ay sheeganayaan oo ay ku jirto ilaa 12 mile oo gudaha badda ah iyo shishe 200 mile oo dhaqaale ahaan ay uga macaashi karaan.
  • "Xaaladda ay ku nool yihiin shacabka Soomaaliyeed ee kasoo barakacaya abaaraha waa mid aad u daran, taas ayaana keentay inaan gargaar dhinaca hawada ah u dirno Soomaaliya," ayay tiri Sheeran oo wariyeyaal la hadlaysay.