Qeexid
Timo wareeg ah oo gabdhaha aan weli qaan gaarin loogu reebo madaxa.
Qeexid Xigta
Ood iwm oo meel ku wareegsan.
Timo wareeg ah oo gabdhaha aan weli qaan gaarin loogu reebo madaxa.
Ood iwm oo meel ku wareegsan.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid.
Qeexid Xigta: Ood iwm meel ku wareejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Heeraar samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg heeraar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax heeraar loo yeelay ahaansho (gabar).
Qeexid Xigta: Ood iwm meel ku wareegsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-bo, m.l) Docda hoose ee doonyaha tiir dheer oo ku yaal oo isu haya, shalmaankuna madaxa hoose ku hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarig dheer oo xoolaha lagu xiro si uu u daaqo una fogaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg heeraaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg heeraaran. ld heeraarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: ld heerin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la jaray noqosho.
Qeexid Xigta: Heerin u safrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la jaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ka s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto.
Qeexid Xigta: Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira.
Qeexid Kale: Hoore yar oo weel salkii ku jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Geeraar tirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Kala fogaan, kala durugsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax goyn.
Qeexid Xigta: Wax heeraar ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo.
Qeexid Xigta: Jago; derejo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: heer tirobeel yare m.l ld tirobeed yare.
m.l
Qeexid: ld heeraaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]