Qeexid

(-sayaal, m.l/dh) Inta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heense oo kali ah:
  • Kumaan hakane, waan ka cararay Norwey anoo markanna u heenseeyey xagga Sweden, bilaabayna xirfadaha xoqidda faraha.
  • Kumaan hakane, waan ka cararay Norwey anoo markanna u heenseeyey xagga Sweden, bilaabayna xirfadaha xoqidda faraha.