Qeexid

"Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo."

Qeexid Xigta

Hoore yar oo weel salkiis ku haray.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heen oo kali ah:
  • Markaan gabdhaheena gudno waxaan badanaa iloownaa dhibaatooyinka caafimaad iyo kuwa nafsiga ah oo ay hablaheena ku beeraan.
  • "Yeman oo walaalaheena ah maraakiibtooda waa la qabsaday, waxaana rajeynayaa in markabka sida ugu deg deg badan in dadka heysta hadii la yaqaan ooga soo daayo" ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda KMG Cabdullaahi Yuusuf Axmed.