Qeexid
Wax heensasho.
[-iyay, -isay]
heemaariyay
heemaarisay
f.g2Wax heensasho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg heemaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto.
Qeexid Xigta: Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira.
Qeexid Kale: Hoore yar oo weel salkii ku jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax heensasho.
Qeexid Xigta: Wax dufan ka qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld heemaarsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhiil la culay oo caano lagu garooriyey marka laga shubo murudka ku hara.
Qeexid Xigta: Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.
Qeexid Kale: (-lo, m.dh) Agagaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld heemaarsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg heemaarso. ld heemaarsad, heemaarsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg heemo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -maday, -matay
Qeexid: Degid isu diyaarin.
Qeexid Xigta: Ku h.: wax ku soo uruurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax ilaa dhibicda ugu dambaysa cabbid; gorori.
Qeexid Xigta: Wax heen ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld maadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Illin ama duuf aan layska tirin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg heeraar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg heemi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid.
Qeexid Xigta: Ood iwm meel ku wareejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Timo wareeg ah oo gabdhaha aan weli qaan gaarin loogu reebo madaxa.
Qeexid Xigta: Ood iwm oo meel ku wareegsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Neef geel ah hawaar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dambas ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax si ba'an u gubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax oomaar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: hee fk. Erey “ku maqlay” ka dhigan oo qofka loo yeeraa yiraahdo. ld heeh.