Qeexid

"(-ooyin, m.l) Nooc heesaha jacaylka ah ka mid ah oo waayadii hore la qaadi jirey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heello oo kali ah:
  • Kulligood maansada hadday ahaan lahayd gabay, guurow, jiifto, geeraar, shirib, wiglo, hirwo, dhaanto, buraanbur iyo heello.
  • Waxad ka helaysaa noocyada kala duduwan ee hlibka kalluunka darayga ah ee hudheello kooban oo naxaawiga ku yaalla.