Qeexid
Wax heegan ah. ld heegaheego.
Wax heegan ah. ld heegaheego.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Hadal aan murti badan lahayn oo waqtiga laysku dhaafiyo. ld sheekosheeko
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hadal taxane ah oo dhacdo run ama been ah wax ka sheegaya.
Qeexid Xigta: Wax laysu sheego.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: hee fk. Erey “ku maqlay” ka dhigan oo qofka loo yeeraa yiraahdo. ld heeh.