Qeexid

"(-ooyin, m.l) Daruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in.."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heego oo kali ah:
  • Mas'uul ka mid ah Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ku dhawaaqay Iscasilaad. 18 Apr 2010- "Waxaan qaatay go'aankaan muddo hore, balse intaas waan qarsanayay, maanta ayaan go'aan ku gaaray inaan saxaafadda u sheego inaan xilkaas ka tagay"..
  • Nidaamkan Maraykanka ee la soo xulo rag aqoon sare iyo waayo-aragnimo leh inama dhaqayo, waayo dhinaceena waxa la soo xulaa rag badankoodu aan aqoon iyo khibrad la sheego midna lahayn.