Qeexid

"hee fk. Erey “ku maqlay” ka dhigan oo qofka loo yeeraa yiraahdo. ld heeh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hee oo kali ah:
  • "Muqdisho waa magaaladeyda, dadka joogana waan kala aqaan waana hubaa in haraagii Maxkamadaha ay joogaan Muqdisho, waana balan inaynu gacan ku soo dhignaa oo cadaalada aan horkeenaa," ayuu yiri Gacmo Dheere.
  • Labada Wiil ee la dilay ayaa la sheegay in ay ahaayeen Walaalo waxaana Dilkooda ka danbeeyay nin la socday sida lasoo weriyay,iyadoo uu Rasaas ku furay,kadibna ay Goob qura ku geeriyoodeen.