Qeexid

Geeri.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hedo oo kali ah:
  • 'Dhedo waa halbeeg lagu qiyaaso inta ay la egtahay Qoyaanka, Huurka, ama uumiga hawada ku jira gaar ahaan hawada Troposphere.
  • Taasoo maayirka indhiisa si kusoo booddo ah u hor timid, waxaana uu ka bixiyey jawaabo kulkulul iyo cagajuglayn uu si baalaxoofto ah u tabiyey, loona arko inay ka noqotay nin daad qaaday xunbo cuskay, iyo inuu dhedo ku hadheeyo dhalliilaha ku habseday.