Qeexid

"Haweeney aan magaceeda la aqoon ama aan la doonayn in la sheego. ld heblaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heblaayo oo kali ah:
  • "Waxa jira waxyaabo badan oo la inala maagan yahay, qaraxii Madaxtooyada ka dhacay, waxa ayaan-darro ah inay rag mucaaradka ahi ay yidhaahdaan qaraxii halkan ka dhacay dawladda ayaa ka dambaysay, qaraxii meel heblaayo ka dhacay dawladda ayaa ka dambaysay.
  • Ragga cid kama garanayso habluhuse waa heblaayo iyo heblaayo ay garanayso.