Qeexid

"ld heblaayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heblaa oo kali ah:
  • Safka in la ixtiraamo dhaqan meesha lagu yaqaan maaha, isaga oo aan cid na dan ka lahayn ayuu lacaghayihii madaxa la galay; 'Heblaayo Hebel baadh' ayuu degdeg ugu sheegay.
  • Tusaale ahaan; nin oday ah baa maalin arrintaas ka murmay oo yidhi biil layma keenin, kadibna inankii biilka geeyay baanu u yeedhnay, markaasuu inankii yidhi sawnigii warqadii biilka u dhiibay gabadha heblaayo hebel la yidhaa.