Qeexid

"Qof aan la aqoon magaciisa ama aan la doonayn in la sheego."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hebel oo kali ah:
  • Kana tage taladii hore ee ahayd kursigaa waxa iska leh beesha reer hebel, una guuro ayaa kursigaa ku fiican oo hanan kara, haduu ka waayo cid hanata xisbigiisa dhexdiisa waa in uu eegaa xisbiyada kale oo uu ka soo qaataa kuna biiriyaa dowladiisa cusub.
  • ODHAAHDA AKHRISTAHA: Hebel Maxaa La Waa Maxay Gudniinka Fircooniga Ahi?