Qeexid

"H. ah: neef irmaan oo ilmo kasta nuugi karo ama qof kasta maali karo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hebed oo kali ah:
  • Illaa hadda dad badan ayaa, dhinaca kale, weli si xooggan u rumaysan in waraysiyadaasi ay run biyo-kama-dhibcaan ah yihiin oo si dhegweyni iyo hebednimo ah mas’uuliyiintaas loogu wanjalay khadadkaas teleefan.
  • Dukaamo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed oo boob luugu geystay Mgaalada Porta Elthebed ee dalka Koonfur Afrika.