Qeexid

"(f.g) Wax ku dhegid."

Qeexid Kale

(f.mg) U h.: wax, wax u malayn. “Cali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahay”. 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho. 5. (f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid. 6. (f.mg) La h.: cid xiriir fiican la yeelasho. 7. (f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.

Qeexid Xigta

(f.g) Wax gacan ku hayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hayso oo kali ah:
  • Mas'uulkaani waxaa uu ugu danbeyn Hay'ada ugu baaqay inay dad badan oo gaajo ku hayso Degmooyinka iyo tuulooyinka Gobolkaasi gar gaar raashin la gaaraan iyaga ka maamul ahaana ay arintaasi waxba ka qabin.
  • Waa in la joojiyaa afsoomaaliga dugsiyada lagu dhiganayo si ardayda dugsiyada ka soo baxdaa ay ula sodaan aqoonta dunida taala oo maalinba wax cusubi ku soo kordhayso laakiinse aaney jirin buugaag afsoomali ku qoran oo ardaydu ka akhrisan karto.