Qeexid

"Meel godan oo kuruska iyo misigta geela u dhexeysa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hays oo kali ah:
  • Mudanahan oo baarlamaanka kasoo galay dhanka Isbahaysiga ARS ayaa sheegay in mudanayaashu ay noqdeen kuwo la kala iibsanayo, wuxuuna ku eedeeyay 550-ka mudane inay yihiin dhuuni-raacyo.
  • Ra'isal wasaaraha ayaa u sheegey saxaafada in doontaan iminka ka shiraacatey goobtii lagu haystey.