Qeexid
ld hayaamiso (2).
ld hayaamiso (2).
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay in ay cudur siddo.
Qeexid Xigta: ld hayoomiso, huyuumiso. Cudur hindhiso iyo illin badan leh oo laga qaado hayaamisada iwm; hinjibiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax ku dhegid.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax gacan ku hayn.
Qeexid Kale: (f.mg) U h.: wax, wax u malayn. “Cali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahay”. 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho. 5. (f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid. 6. (f.mg) La h.: cid xiriir fiican la yeelasho. 7. (f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid haybtiisa weyddiin.
Qeexid Xigta: Cid wax weyddiisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]