Qeexid

"Wax hayl lagu suntay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haylan oo kali ah:
  • Dhanka dale dagaalka maanta 8.08.2010 dhex marey ciidamada amniga Puntland & kooxahaas ayaa waxaa ka hadley madaxda dhaqanka kuwooda kasoo jeeda Sanaag iyo Hayland.
  • Barbardhaca Kooxaha gobolada Bari iyo Hayland ayaa Mugdi gashay kooxda 2-aad ee Group A ku soo biiri doonta gobolka Nugaal, waxayna kala cadaan doontaa cayaarta ugu dambaysa ee Groupka ee todobaadkan.