Qeexid

"Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hayl oo kali ah:
  • Sidii daarihii uga dumeen, maankii laga qaadye, Inkastuu Afgaanistaan galuu, guluf ku hayl-haylay.
  • Haddii aad bixiso kaalmo ogow dhaqaalahaaga waa siyaadin hala bakhaylin waxyar oo naf badbaadin aadna aan waxba ku yeelin.